Silsiladda Mishiin Baranaya(Machine Learning) Q1
Assalaamu Caleikum. Ku soo dhawaada qaybta koowaad ee taxane aan kaga hadli doono tiknolojiyadda saaidka u hormartay ee Caqliga Macmalka gaar ahaan laanta Mishiin Baranaya. Haddii aad tahay qof ku cusub culuumta Mishiin Baranaya ama se doonaysid inaa...
Feb 11, 20254 min read95
