Exciting NewsI’m excited to announce that I’ve officially published my capstone project report, Kilimovision: A Mobile-based AI System for Tomato Disease Detection and Treatment Recommendations, on Academia. This is a project that is very close to my heart and it...May 31, 2025·1 min read
Dowladdi DaraawiishtaDawladdii Darwiishtu(Dervish State) waxay ahayd dawlad la aas aasay 1897-kii oo uu aasaasay Maxammed Cabdille Xasan. Xertiisa Soomaaliyeed waxay u aqoonsanayeen inuu yahay 'Sayid' (hogaamiyaha ruuxiga ah). Dhowr sano ka hor intuusan aas aasin Daraawi...Mar 26, 2025·3 min read
Silsiladda Mishiin Baranaya(Machine Learning) Q3Assalaamu Calaykum. Ku soo dhawoow xalqada 3aad ee taxanaheenna Mishiin Baranaya. Xalaqadaan waxaan kaga hadli doonnaa mowduuca Sahminta iyo Habaynta Daatada (Data Preprocessing and Exploration) innaga oo adeegsanaynna xirmooyin softiweerkii (librari...Mar 1, 2025·4 min read
Silsiladda Mishiin Baranaya(Machine Learning) Q2Assalaamu Caleikum. Ku soo dhawoow qaybta labaad ee taxanaha aan kaga hadlaynay tiknolojiyadda saaidka u hormartay ee Garashada Macmalka gaar ahaan laanta Mishiin Baranaya. Haddii aad tahay qof ku cusub culuumta Mishiin Baranaya ama se doonaysid inaa...Feb 20, 2025·4 min read
Silsiladda Mishiin Baranaya(Machine Learning) Q1Assalaamu Caleikum. Ku soo dhawaada qaybta koowaad ee taxane aan kaga hadli doono tiknolojiyadda saaidka u hormartay ee Caqliga Macmalka gaar ahaan laanta Mishiin Baranaya. Haddii aad tahay qof ku cusub culuumta Mishiin Baranaya ama se doonaysid inaa...Feb 11, 2025·4 min read
Sida qof wax bartay wax u qorHordhac Qoraalka ama maqaallada waxaa qurxiya astaamaha qoraalka ama waxa afka qalaad loogu yeero “punctuation marks” sida hakad(,), joojis buuxa(.), kolmo(““), astaan waydiimeed(?) iwm. Aad bay iiga caraysiisaa(dabcan dad badan oo kalena waa ila qa...Nov 10, 2024·4 min read
Sida ugu fiican ee 'Programming' loo bartoWaa maxay Programming? 'Programming' waxaa uu ku saabsanyahay u tilmaamidda kombiyuutarka waxa laga doonayo inuu sameeyo. Asal ahaan, kombiyuutarku waa sida 'addoon' oo kale; kaliya wuxuu sameeyaa waxa aad adigu u dirto. Sidee wax ugu diraysaa kombiy...Jul 15, 2024·2 min read